Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Tarsan “Degmooyinka Gobolka Banaadir Qaarkood lama gali karo”

$
0
0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo markii ugu horeyasay tagay Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Degmadaasi ay ku xoog badan yihiin Maleeshiyaadka Al-shabaab. Tarsan ayaa sheegay in waxa dib u dhac ku keenay Degmada Deyniile ay yihiin Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab, oo Dadka ku nool halkaasi Caburiyey sida uu ka sheegay [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles