Maamulka Isbitaalka Madiina ee Muqdisho ayaa ka hadlay Xaalada Dadkii Xalay ku dhaawacmay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Jasiira Place. Wariyaha Keydmedia Online ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Tagay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo la geeyey Dadka ugu badan ee Dhaawacyada ay soo gaareen. Madaxa Caafimaadka ee Isbitaalka Madiina Duniyo Max’ed Cali ayaa Keydmedia [...]
↧