Muqdisho, 27, September, 2014 - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ugu baaqay maamulada Puntland iyo Galmudug inay wadahadal ku dhammeeyaan khilaafka duullimaadyada diyaaradaha ee Garoomada Gaalkacayo, isla-markaana laga fogaado wax kasta oo dhaawacaya nabadda iyo wada noolaanshaha dadka degaanka. Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa sheegay in guddi wasiirro […]
↧