Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wafdi uu Hoggaaminayo Siyaasiga Maxamuud Sayid Aaden oo gaaray degmada Garbahaarey

$
0
0
QOL | Muqdisho | September 26, 2014 | Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo Wafdi uu hoggaaminayo Siyaasiga Maxamuud Sayid Aaden, kuwaas oo kasoo kicitimay magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay. Garoonka Diyaaradaha ee degmada Garbahaarey ayaa waxaa kusoo dhaweeyay bulshada qeybaheeda kala duwan, siyaasiyiin, iyo Saraakiisha Ciidamadda Xogga dalka iyo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles