QOL | Muqdisho | September 29, 2014 | Dowlada Turkiga oo ka jawaabeysa baaqa dowladda federaalka ee ku aadan in loo soo gurmado dadka ku tabaaloobay abaarta ka taagan dalka, ayaa durba waxa ay dalka soo gaarsiisay raashin gargaar ah oo ka kooban Tobon Kun oo mitirig Ton oo loogu talagalay dadka abaartu saameeysay. Mar […]
↧