Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha J. F. S. oo saaka dalka dib ugu soo laabtay

$
0
0
QOL | Muqdisho | September 28, 2014 | Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay,  kadib markii uu soo dhameysatay safar shaqo oo uu ku tegay dalka Mareykanka. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde,  kusoo dhaweeyay gudoomiyaha baarlamanka, R/wasaaraha , […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles