Who are Elements Behind Assassinations?
Somali Current | Jul 23, 2014 | By Hudda Ibrahim | As the security situation in the capital city, Mogadishu is worsening, premeditated assassinations of lawmakers are on the rise. Sado Ali Warsame, a...
View ArticleRW. Cabdiwali oo saaka ka qayb galay aas Qaran oo loo sameeyey Marxuumad...
Muqdisho, July, 24, 2014 | Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuumad Saado Cali Warsame oo kooxo dhagar-qabayaal ah ay shalay ku dileen magaalada Muqdisho, waxaana...
View ArticleShirkii Golaha Wasiirada oo galabta lagu magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee...
Muqdisho, 24, Luuliyo, 2014 | Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed...
View ArticleWarbixintii Labaad ee Guddiga Maamulka Maaliyadeed
Mogadishu, 24 July 2014 | Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa maanta ka hadlay warbixintii labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed...
View ArticleNUSOJ Supports Media Community in Puntland, Calling Puntland President not to...
Mogadishu, July 24, 2014 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), supports calls from Media Association for Puntland (MAP) and the media fraternity in Puntland, calling for the Puntand...
View ArticleAMISOM DESTROYS AL-SHABAAB CAMPS IN MIDDLE JUBA AND GEDO REGIONS
PRESS RELEASE | (For Immediate Release) Mogadishu – 24th July 2014- In the latest war against Al-Shabaab terrorists, AMISOM forces on Thursday captured a strategic militant training and planning camp...
View ArticleAl Shabaab in East Africa
Published on Critical Threats | July 24, 2014 | Multiple crises throughout the world—in Iraq, Syria, Ukraine, and now Israel—have pulled attention from growing violence in East Africa. Al Qaeda’s group...
View ArticleU.S. policy on Somalia ignores facts on the ground: Ali Mohamed
Somalia Fighting File photo: Somali government forces walk outside the Muna Hotel in Mogadishu, Somalia, Tuesday Aug, 24, 2010. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh) (Associated Press) Guest...
View ArticleDib u habeyn Iskuulkii 15-ka May
Muqdisho | July 25, 2014 | Gudoomiyaha G/banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen ”Muungaab” Aya maanta dhagax dhigay iskoolka taariikhiga ah ee 15 May, kaas oo ku yaalaa...
View ArticleMuungaab “Si toos ah ha naloo hoos keeno hey’adaha amaanka”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Max’ed Xuseen Muungaab oo ka qeyb galay aaska Marxuumad Saado Cali Warsame ayaa ugu horreyn ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaanadda...
View ArticleDayactir lagu wado wadooyinka Suuqa Bakaaraha
Maamulka Degmada Howlwadaag ee gobalka Benaadair ayaa wax uu ka wadaa waddooyinka dhexmara Suuqa weyn ee Bakaraaha howlo dib loogu dayactirayo iyo balaarin kaddib markii ay saameyn ku yeesheen...
View ArticleCanadian ‘terror tourist’ Mohamed Hersi gets 10 years in jail for planning to...
Adrian Humphreys | July 24, 2014 | BRAMPTON, Ont. — An Ontario judge issued a stern rebuke against “terror tourists” — those leaving Canada to join militant groups abroad — by ordering the maximum...
View ArticleWaxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 26 July 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay....
View ArticleTACSI: ilma Xasan Cabaade
INNAA LILLAAHI WA’ INNAA ILEYHI RAAJICUUN Anigoo ku hadlaya magacayga Duuliye Asli Xasan Cabaade ayaa waxaan tacsi tiiraanyo leh u wada dirayaa dhamaan walaalahay ilma Xasan Cabaade, iyo Ilma Xaaji...
View ArticleR.W Cabdiweli: “Dowladda Isutagga Imaaradka Carabtu waxay jawaab deeqsinimo...
Muqdisho, July, 26, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta ka guddoomay dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta deeq raashin ah oo...
View ArticleMaamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo Ogolaaday in Radio Jowhar dib u...
WAR SAXAAFADEED DEG DEG AH Muqdisho, Luulyo 26, 2014 Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo dhoweeyay go’aanka Maamulka gobolka Shabeelada Dhexe uu ku ogolaaday in Idaacadda Radio...
View ArticleGolaha Wasiirrada oo isku raacay Safaaradaha dibedda ay ku leedahay...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlayay dib-u-habayn lagu sameeyo Safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay Caalamka, waxaana kulanka shir...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyey...
Muqdisho, 27, July, 2014…. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubka Islaamka ugu hanbalyeeyey...
View ArticleGudoomiye “Muungaab” & Wasaaradda Amniga Qaranka DFS oo isku dhegan
Wasaaradda Amniga Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Todobaadkii tagay soo bandhigtay Maalin kadib markii la dilay Allah ha u naxariistee Xildhibaanad / Fanaanad Saado Cali Warsame Qorshe...
View ArticleMuungaab oo ka Badbaaday Qarax loo dhigay
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamad Xuseen “Muungaab” ayaa ka badbaaday Qarax Miino oo loo dhigay Gaarigiisa. Qaraxa ayaa Gudoomiyaha waxaa lagula Eegtay Xaafada...
View Article