Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Dayactir lagu wado wadooyinka Suuqa Bakaaraha

$
0
0
Maamulka Degmada Howlwadaag ee gobalka Benaadair ayaa wax uu ka wadaa   waddooyinka dhexmara Suuqa weyn ee Bakaraaha howlo dib loogu dayactirayo iyo balaarin kaddib markii ay saameyn ku yeesheen roobabkii ka da’ay magaalada iyo ganacsato yar yar oo si sharci darro ah jidka u soo galay. Howlahaan isugu jirtay baraalinta iyo dib u dayactirka ayaa […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles