WAR SAXAAFADEED DEG DEG AH Muqdisho, Luulyo 26, 2014 Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo dhoweeyay go’aanka Maamulka gobolka Shabeelada Dhexe uu ku ogolaaday in Idaacadda Radio Jowhar dib loo howlgeliyo kadib 24 Saac oo ay Hawada ka maqneyd. Kulan ay manta ay qaateen masuuliyiinta Idaacada iyo Maamulka gobolka ayaa la iskula […]
↧