INNAA LILLAAHI WA’ INNAA ILEYHI RAAJICUUN Anigoo ku hadlaya magacayga Duuliye Asli Xasan Cabaade ayaa waxaan tacsi tiiraanyo leh u wada dirayaa dhamaan walaalahay ilma Xasan Cabaade, iyo Ilma Xaaji Axmaddeey Maxamed, reer Ismaaciil Shabeel, reer Cabdulwahaab Maxamed iyo dhammaan Eheladayadii iyo Qaraabadayadii iyo Asxaabtayadiiba meelkasta oo ay kala joogaanba, geeridii naxdinta lahayd ee nagu dhacday oo […]
↧