Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamad Xuseen “Muungaab” ayaa ka badbaaday Qarax Miino oo loo dhigay Gaarigiisa. Qaraxa ayaa Gudoomiyaha waxaa lagula Eegtay Xaafada Siisii ee Degmada Yaaqshiid Gobolka Banaadir, waxaana uu geeystay Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ah. Inta la og tahay Qaraxa ayaa waxaa ku Geeriyooday Labo Ruux, waxaana ku Dhaawacmay […]
↧