Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Muungaab “Si toos ah ha naloo hoos keeno hey’adaha amaanka”

$
0
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Max’ed Xuseen Muungaab oo  ka qeyb galay aaska Marxuumad Saado Cali Warsame ayaa ugu horreyn ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaanadda kadibna faah faahin wdheeri ah ka bixiyey  aragtida Maamulkiisa ee ku aadan dhibaatooyinka amni darri ee soo noq noqday ee iyagu had iyo goor ka dhaca Magaalada Muqdisho. “Runtii […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles