Madaxweye Xasan: Waan soo dhoweynayaa heshiiskan taariikhiga ah…
Madaxweynaha: “Waan soo dhoweynayaa heshiiskan taariikhiga ah ee maanta lagu saxiixay Gaalkacyo. Waxaa heshiiskan uu ka tarjumayaa biseylka siyaasadeed ee shacabka iyo siyaasiyiinta ee dhinaca...
View ArticleDagaal Culus oo ka qarxay Magaalada Kismaayo.
Muqdisho, 3 December 2015: Dagaal xooggan oo an la filaneeyn ee u dhaxeeya Ciidanka Booliska & Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa Saakay ka dhacay Gudaha Magaalada Kismaayo. Dad goobjoogayaal ah...
View ArticleWafdi ka socda Soomaaliya oo ka qayb galey shirka Waddamada Saboolka ah
Muqdisho, 3 December 2015: Ergo ka socda Soomaaliya ayaa ka qayb galey shir looga hadlayey sidii wax loogu qaban lahaa Waddamadda Saboolka iyo faqriga oo lagu qabtey Magaaldda Vienna ee Dalka...
View ArticleGaraad Cabdinaasir Garaad Abshir oo ka waramay nabadeynta Gobollada Bari…Daawo
Hargeysa | December 3, 2015 – La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee nabadeynta Gobollada Bari Garaad Cabdinaasir Garaad Abshir Saalax, oo uu dhalay mid kamida hogaamiyeyaasha Dhaqanka ee ugu caansan...
View ArticleNUSOJ condemns the murder of Female Journalist in Mogadishu,
Muqdisho, 3 December, 2015 | The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in the strongest terms possible the murder of a female Somali Journalist in Mogadishu on Thursday, making the...
View ArticleMadaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida weriye Hindiya
Muqdisho, 3 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyskii , eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed, geeridii ku timid Allah u...
View ArticleMadaxweyne Xasan: “Waqtigii isla xisaabtan la’aanta waa uu dhammaadey.
Maamullada Galmudug iyo Puntland waa inay qaadaan mas’uuliyadda dagaallada ka soo cusboonaaday Gaalkacyo heshiiska kadib’’ Muqdisho, 3 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
View ArticleNewcomers’ helpers await Syrian students
TDSB gets new pupils from Somalia, Tibet and more familiar not just with school but with the details North American childhood. | By: Louise Brown | Toronto Star | December 02 2015 | When Paula...
View ArticleMadaxweynaha oo kulan degdeg ah la yeeshay wakiillada beesha caalamka
Muqdisho, 3 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan degdeg ah kula yeeshay wakiillada beesha caalamka u jooga...
View Article10 qof oo shacbi u badan oo ku geeriyootay dagaalkii Gaalkacyo ee maanta
Gaalkacyo, 3 December 2015: Sida wararku sheegayaanu gu yaraan 10 qof oo sida ay ubadanyihiin shacab ah, ayaa ku geeriyooday madaafiic saakay ay is dhaafsadeen Ciidamadda Puntland iyo kuwa Galmudug ee...
View ArticleLabada Madaxweyne, Puntland iyo Galmudug oo kitaabka lagu dhaariyay si...
Muqdisho, 4 December 2015: Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa xaladeeda deggan ka dib dagaal xooggan oo dib uga billawday magaaladaasi,kaasi oo u dhaxeeyay labada maamul Puntland iyo Gal-Mudug,...
View ArticleSoomaaliya Oo Hordhigtay Shirki London Ka Dhacay, Fursadaha Maalgashi Ee...
Muqdisho, 4 December 2015: Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay maalgashiga wadamada Qaarada Africa oo ay ka qeyb galeen hogaamiyayaal ka socda Shirkada Caalami ah...
View ArticleSuuq wax looga iibsanayo dhinaca Internet-ka oo looga dhawaaqay Muqdisho
Muqdisho, 4 December 2015: Magaalada Muqdisho ayaa maanta looga dhowaaqay suuq loogu talo galay in wax looga iibsado Internetka kaasoo hirgelintiisa ay iska kaashadeen aqoonyahano Soomaali ah....
View ArticleKooxo ku hubaysan Midiyo oo Dameer ku dilay Muqdisho
Muqdisho, 4 December 2015: Kooxo ku hubaysan Midiyoo ku dilay Dameer ku xirnaa cid gurigeeda oo ku yaalla degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Nin milkilaha Dameerka ah ee lagu magacaabo Xasan Cade...
View ArticleGanacsade lagu dilay Gaalkacyo iyo Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo la dhaawacay
Muqdisho, 4 December 2015: Kooxo hubeysan ayaa maanta Gaalkacyo ku dilay Ganacsade caan ka ah magaalada, kaasoo lagu magacaabi jiray Daahir Aqwaan, iyagoo dhaawacay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka...
View ArticleQunsulka guud ee Soomaaliya ee Jeddah iyo Agaasimaha guud ee laanta...
Jeddah, December 03, 2015 – Qunsulka guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Saudi Arabia Mudane, Siyaad Maxamuud Shire ayaa maanta si rasmi ah ula...
View ArticleAgaasime Nasser: “Soomaaliya waxaa laga hirgelinayaa nidaamka Digitalka ah.”
Muqdisho | 04 December 2015 – Agaasimaha Qorsheynta & Xiriirka Caalmiga ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Nasser Hassan Hussein oo maalmahan socdaal shaqo ku jooga dalka...
View ArticleWafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dalka Oo Goordhow Gaaray Koonfur Afrika
Muqdisho, 4 December 2015: Wafdiga uu hogaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray dalka Koonfur Africa oo uu kaga qeyb galayo Shir...
View Article