Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Heshiiska Gaalkacyo oo maanta la dhameystirayo

Muqdisho, 5 December 2015: Heshiiskii iyo isfahamki arbacadii la soo dhaafay lagu gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa maanta oo sabti ah lagu wadaa in la dhameystiro, lana kala qaado ciidamadii is...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne C/ weli Gaas oo tegay Koonfurta Gaalkacyo.

Muqdisho, 5 December 2015: C/wali Maxa’ed Cali Gaas Madaxweynaha Dowladda Puntland, ayaa Saakay Booqasho Taariikhi ah ku tagey Xaafadda Baraxley ee Koonfurta Gaalkacyo. Booqashadiisa oo ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Shiina ah oo ku kulmay Johannesburg

Muqdisho, 5 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Gaashaandhiga iyo xubno kale oo la kulmay saraakiil ka tirsan...

 Muqdisho, 5 December 2015: Wasiirka Gashaaandhiga ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, Wasiir ku-xigeenka  Wasaaradda Mudane Cabdalla Xuseen Cali, Abaanduulaha Ciidanka xoogga iyo...

View Article

Dadkii ku dhaawacmay Gaalkacyo oo galabta la keenay Muqdisho.

Muqdisho, 5 December 2015: Dadkii ku dhaawacmay dagaalkii Gaalkacyo ayaa galabta la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, kadib amar ka soo baxay Ra’iisul Wasaaraha oo ahaa in labada dhinac dadkii ka...

View Article


VIDEO: Faaliyaha qaranka oo ka hadlaya Gaalkacyo, Federaalka iyo qabiillada

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxaan olole u geli doonaa sidii Maxkamadda Caalamiga xafiis uga furan laheyd...

IGAD special envoy to Somalia, Mohamed Abdi Afey Muqdisho, 6 December 2015: Amb. Maxamed Cabdi Afey, oo ah Ergeyga Urur goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya, ayaa sheegay in ay dadaal u geli doonaan...

View Article

Gabre iyo Kacdoonka Dhallinyarada

Muqdisho, 6 December 2015: Soomaaliya waxaa ka maqan garaad ay ku kala saari-lahayd qof jecel iyo qofka nicib. Waxan aragnay waxa ka dhacaayo Gobollada Soomaaliya kuwaas ee uu ka taliyo General Gabre...

View Article


Dowladda Shiinaha oo Khubara u soo direyso Soomaaliya

  Muqdisho, 6 December 2015: Warar ka soo baxay Madaxtooyada, ayaa sheegayaa in Dowladda Shiinaha ay u soo dirayso Soomaaliya dad khubaro ah oo qiimeeyo baahida meelaha uu doonayo in Soomaaliya laga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Xabad joojintii si rasmi ah ayay u dhaqan gashay, Ciidamadana waa la kala...

  Muqdisho, 6 December 2015: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta ku dhawaaqay inay si rasmi ah u dhaqan gashay heshiiskii xabad joojinta, lana kala...

View Article

Video: Waraysi raisulwasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte

View Article

Video: Dhaawaca dagaalkii Gaalkacyo oo lagu daaweeynayo Cusbitaal Digfeer

View Article

VIDEO: Abwaan Cabdi dhuux Yuusuf iyo maansadii doqon qaybteedii 2aad

View Article


Madaxweynaha Puntland oo shacabka Gaalkacyo ugu baaqay in guryahooda ku soo...

Muqdisho, 7 December 2015:Hogaamiyaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa dadkii ka barakacay magaalada Gaalkacyo ugu baaqay inay ku soo laabtaan xaafadadooda, kaddib heshiis dhaqan galay oo laga...

View Article

“Danjire Afeey qeyb ayuu ka yahay Colaadda DALKA”

Muqdisho, 7 December 2015: Maxa’ed Cabdi Afeey oo ah Danjiraha IGAD u fadhiya Somalia  ayaa lagu eedeeyay inuu qeyb ka yahay Khilaaf & Dagaalka kasoo cusboonaaday Dalka Soomaaliya. Xildhibaan...

View Article


Baarlamaanka oo ka doodaya maanta sharciga Xudduudaha iyo kan iibka Hantida...

Muqdisho, 7 December 2015: Golaha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayaga oo ka doodaya laba hindise-Sharciyeed. Xildhibaan Maxamed Cumar oo wareysi siiyay Radiyo Muqdisho...

View Article

Xarunta Xasaradaha! ( Gaalkacyo)

Muqdisho | QOL | December 7, 2015 – Diinteenna  siday noo sheegtay, naftii ugu horeeysay ee si xaq darro ah loo dilo waxa ay aheyd naftii Haabiil, waxaa dilay walaalkii Qaabiil, kaddib markii ay is...

View Article


Madaxweynaha iyo wakiilka Mareykanka ee arrimaha Soomaaliya oo ka wadahadley...

Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wakiilka dowladda Mareykanka ee arrimaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha: “Dowladda waxay dhiirigelineysaa nidaamka ganacsiga xorta ah…”

Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey Xarunta Keydka Dhexe ee Shidaalka oo ay...

View Article

Gaas iyo Galmudug

Muqdisho | QOL | December 7, 2015 – Gaas, wuxuu ku dhashay, Dusmo Reeb, xarunta maamulka Galmudug, ahna caasimadda gobolka Galguduud, haddana, maalmo dhaweed, wuxuu duullaan iyo weerar ku ahaa,...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live