Quantcast
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha DF Soomaaliya oo si qurux badan loogu soo dhoweeyay magaalada...

Muqdisho, October 28, 2015- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay magaalada Riyadh kulan kula yeeshay Boqorka dalka Boqortooyada Sacuudiga Salmaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland Oo Bahdilkii ugu weynaa u geysatay C/Kariim Guuleed

Muqdisho, October 28, 2015- Maamulka Puntland ayaa ka mamnuucay Diyaaradaha ka dega Garoonka Ushaka ee dhawaan laga furay Koofurta Gaalkacyo in aysan ka degi karin dhinaca Maamulka Puntland,waxaana ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray India

Muqdisho, October 28, 2015- Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka midyahay Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane...

View Article

Baarlamaanka oo gudagalay wax ka badalka sharciga maalgeshiga dalka

Muqdisho, October 28, 2015- Kulanka Baarlamaanka ee ay Xildhibaannadu ku gudagaleen wax ka bedelka Hindise Sharciyeedka Maalgashiga Shisheeye waxaa Golaha dib ugu soo celiyey Guddiga Dhaqaallaha,...

View Article

Xogtii u dambeeysay ee ku saabsan dayaaradi shalay ku dhacday Afgooye meel ku...

Muqdisho, October 29 2015 – Waxaa na soo gaaraya warar is qilaafsan kuna saabsan diyaaradi shalay ku dhacday deegaan lagu magacaabo Cusmaan Durre oo dhanka Galbeed ka xiga degmada Afgoye. Sida la...

View Article


Muungaab oo cunaqabatayn iyo xiyiraad la saaray

Muqdisho, October 29 2015- Warar aan helnay sheegayaa in Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir Xasan Max’ed Xuseen Muungaab la dul dhigay xayiraad guud oo dhanka dhaqaalaha ah illaa iyo amar danbe....

View Article

BAYAAN: Tilmaamaha Hab-raaca hannaanka doorashada 2016-ka

Muqdisho, October 29 2015 –  Madasha Wada-tashiga Qaran ee dalka, ayaa soo saaray bayaan ku aaddan tilmaamaha hab-raaca doorashada loo marayo sanadka 2016-ka, wuxuuna u qoran yahay bayaankaasi sidan;...

View Article

Somalia’s new pirates

By Hassan Sheikh | Muqdisho, October 29 2015 – Somalia is blessed with the largest coastline in continental Africa. Our rich marine waters are some of the most productive in the world, teeming with...

View Article


Shir looga hadlaayo iskaashiga ka dhaxeeya Hindiya iyo Afrika oo maanta ka...

Muqdisho, October 29 2015- Shirka Iskaashiga ee u dhaxeeya Hindiya iyo Afrika ayaa maanta ka furmaya magaalada New Delhi, iyadoo shirkan ay ka qeyb galayaan in badan oo ka mid ah Madaxda Afrika....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulmiye: loollan iyo laab la kac !! Q2-aad

Kulmiyihii shalay, kulmiyaha Maanta iyo Kulmiyaha berry…’ Qormo lafo gur ah; Qorre: Saleebaan Cabdi Cali Kalshaale Arraar SCC. kalshaale “Umaan qaadan qalinka qayb Umaan qorin weedha qolo Umaan qallin...

View Article

Taariikhda gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada

Muqdisho | October 29, 2015 –  Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa cusub ee magaaladda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),  ayaa wuxuu dhashay 1965, wuxuuna ku  dhashay magaaladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu meel mariyay Miisaaniyad sanadeedka 2016

Muqdisho, October 29, 2015 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada...

View Article

DOD Denies Americans on Plane Downed in Al-Shabaab-Controlled Territory

  by Thomas D. Williams, Ph.D. | 29 Oct 2015 | A cargo plane with ten passengers crash landed in Somalia in a territory controlled by al-Shabaab Islamists on the outskirts of the capital Mogadishu, a...

View Article


Bankiga Adduunka oo qaaday tallaabo xayiraada looga qaadayo Xawaaladaha...

Muqdisho | QOL | October 30, 2015 – Bankiga Adduunka ayaa qaaday tallaabo xayiraada looga qaadayo Xawaaladaha Soomaaliya, isla markaana taageerayo dhaq dhaqaaqa xawaaladaha, si loo xaqiijiyo isha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo booqday deegaanka Bandarqaali

Muqdisho, October 31 2015- Madaxweynaya dowlad goboleedka Galmudug Abdikarim Hussein Guled oo maalmahaan dambe howlo shaqo u joogay magaalada Gaalkacyo ayaa maanta safar dhanka ah ku gaaray deegaano...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la...

Muqdisho, October 31 2015- Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga fatahaadaha oo goor dhaweyd gaaray magaalada Baydhabo

Muqdisho, October 31 2015- Guddiga loo magacaabay fatahaadaha iyo roobabka la filayo iney ka da’aan dalkeena ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Guddiga oo uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay 31 October 2015

Mogadishu, 31 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababarada Ciidamadu waa astaan muujinaysa Dib-u-dhiska ciidanka qalabka sida

Muqdisho, October 31 2015- Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagey Xerada Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo ku baaqay in bulshada ay isu kaalmeyso

  Muqdisho, October 31 2015- Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo ay wehliyaan Wasiirada dastuurka , caafimaadka iyo Xildhibaanno ayaa maanta gaaray magaladda Baydhaba ee...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live