Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bankiga horumarinta Afrika oo $ 30 Milyan ugu deeqay Soomaaliya

  Muqdisho, 25 October, 2015: Dr C/raxmaan Ducaale Beyle oo ah wasiirkii hore ee arimaha dibadda Soomaaliya isla markaana kamid ah mas’uuliyiinta Bankiga horumarinta Afrika oo fadhigiisu yahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Naafada xoogga dalka ee ku jira isbitaalka Martiini oo deeq raashin ah la...

  Muqdisho, 25 October, 2015: Taliyaha Cidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa maanta raashiin gaarsiiyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda Culimada oo bayaan ka soo saartay shaqsiyaad sheegtay inay Diinta ka...

Muqdisho, 25 October, 2015: Kulan ay soo qaban qaabiyeen hay’adda Culimada Soomaaliyeed, loogana hadlayay waxa ay shareecada Islaamka ka qabto shaqsiyaad Soomaaliyeed oo sheegtay ina y ka baxeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir cadalaada ku saabsan oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho, 25 October, 2015: Shirka PSG3 (Public Somali Growth-3)  ee looga hadlyayo  arimaha cadaalada iyo horumarka  laga sameyay isla markaana bishii mar la qabto ayaa  looga hadlayaa  tiirarka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka X.D.S oo booqday Garoonka...

Muqdisho, 25 October, 2015: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin taliyaha ciidanka xoogga dalka, Taliyaha Ciidanka Cirka...

View Article


VIDEO: Faaliyaha qaranka, sheekadii caadi iska dhig iyo calanka

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamanka Federaalka meel marinta sharciyada muhiimka ah

Muqdisho, 26 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey Kalfadhigii 7-aad ee Baarlamanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku siijeeda Boqortooyada...

Muqdisho, 26 October, 2015: Madaxweynaha jamhuuriyadda iyo wafdi ballaanran oo uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay saacadaha soo socda  ay ka Amba-baxaan dalka, iyagoo ku sii jeeda Waddanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland: Abaar iyo biyo la’aan saameysay nolosh oo ka jirta Deegaanka...

    | Maamulka Degmada iyo Madaxda dawlada ugu jira deegaanka oo lagu dhaliilay Mashaariic afar sannadood qabyo ah oo bulshadu ku hungowday… Hargeysa | October 26, 2015  – Abbaar  iyo biyo la’aan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Loollan iyo laab la kac!

October 25, 2015 |     Kulmiyihii shalay, kulmiyaha Maanta iyo Kulmiyaha berri; Qormo lafo gur ah..Q1-aad Arraar SCC. kalshaale “Umaan qaadan qalinka qayb Umaan qorin weedha qolo Umaan qallin hadalka...

View Article

Glam Mogadishu suburb showing face of resurgence in Somalia

     |    A worker goes about his work at a construction site at the Darul-salaam city in the outskirts of Mogadishu, capital of Somalia. Darul-salaam city boasts about 500 residential houses, football...

View Article

Muungaab oo xilki laga qaaday iyo Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Gobolka Banadir...

Muqdisho, 26 October, 2015: War ka soo baxay Madaxtooyada ayaa sheegaya in Guddoomiyaha cusub Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loo magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale, kadib markii xilkaas laga qaaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Batroolka oo Koonfur Africa uga qeyb galaya shir looga hadlayo...

Muqdisho, 26 October, 2015: Wasiiirka Batroolka Iyo Macdanta Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaaa Gaaray Magaalada Cape Town ee Dalka south Africa Halkaas oo uu uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisi oo Sacuudi Carabiya gaaray

Muqdisho, 27 October, 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaasoo si diiran loogu soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaa cabasho iiga timid dadkii Gobolada waqooyi ka yimid oo aan taladii...

Muqdisho, 27 October, 2015: Avv. Ceydiid C/llaahi Ilka-xanaf  oo ah Gudoomiyaha Maxkamada Sare, ayaa sheegay inay jiraan cabashooyin ay qabaan dadka ka soo jeeda Gobollada waqooyi ( Somaaliland),...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Gobolka SH/Dhexe oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dadka uu...

Muqdisho, 27 October, 2015: Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa shegay inay wadaan dadaalo looga hortagayo in webiga shabeelle uu fatahaad sameeyo, madaama dhawaan dhanka Mahadaay uu webiga ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan howleed ku aadan dib u eegista Dastuurka oo maanta lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho, October 27, 2015 – Kulan howleed ku aadanaa dib u eegista Dastuurka, kaasoo ay soo agaasintay Wasaaradda Dastuurka ayaa maanta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa, waxaana kulankan goob joog...

View Article


VIDEO: Waa barnaamij 60 daqiiqo soconaya oo koobaya qaybo ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka iska casilay

Muqdisho, October 28, 2015- Wararka mar dhow naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal, isla markaana xarun u ah dowlad goboleedka Puntland, ayaa sheegaya in u is casilay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliska AMISOM oo baydhabo ka hirgeliyay isbitaal u gaar ah booliska K/galbeed

Muqdisho, October 28, 2015- Taliska Ciidamada AMISOM ee ka howlgala deegaannada maamulka Koofur galbeed ayaa magaalada Beydhabo ka hirgeliyay xarun caafimaad oo loogu talagalay in lagu daaweeyo...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live