Guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir oo kormeeray aqalka dowladda Hoose
Muqdisho, October 31 2015- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay xafiisyada aqalka dowaldda Hoose ee Xamar, halkaasi...
View ArticleWasiirka Maaliyadda oo furay shir xog waraysi ah oo ay ka qayb galeen...
Muqdisho, October 31 2015- Wasiirka Maaliyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeeti” ayaa maanta Muqdisho ka furay shir balaaran oo Wasiirada Maaliyadaha ee...
View ArticleMogadishu: A car bomb rammed into the gate of Sahafi hotel
Muqdisho | November 1, 2015 – A suspected car bomb exploded at the entrance to a hotel in the centre of the Somali capital early on Sunday morning, killing at least two people, a police officer said....
View ArticleQarax weeyn oo ka dhacay Hotel Saxafi Muqdisho.
Toronto | QOL | 31 Oktoobar 2015 | Xarakada Alshabab ayaa weerar xoogan ku qaaday Hotel Saxafi ee Magaalada Muqdisho kadib markii ay duulaan saakay ku qaadeen. weerarka ayaa lagu daah furay qarax weyn...
View ArticleFaah faahin ka soo baxeysa weerarkii saaka lagu qaaday hotel Saxafi
Muqdisho, November 01 2015 – Sida wararku nagu soo gaarayaan, weerarkii saaka lagu qaaday hotelka Saxafi waxaa ku geeriyooday mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Allaha u naxarisstee Xildhibaan Cabdi Maxamed...
View ArticleCiidamada oo soo afjaray weerarki Hotel Saxafi iyo Xasan Abshir oo beeniyay...
Muqdisho, November 01 2015 – Howgalkii ay ciidamadu ka wadeen hoteelka Saxafi ayaa gebi ahaan la soo afjaray, iyadoo ay ciidamadu haatan bilaabeen baaritaanno ay ku xaqiijinayaan ammaanka Hoteelka....
View ArticleWada tashi socday labo bilood waxaa suura gali weyday in la helo Guddi...
Muqdisho, November 01 2015 — C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ah Wasiirka Arimaha Gudaha D F, ayaa daafacay sababtii ka dambeysay in 14 xubnood looga dhigay Guddiga farsamada maamul u sameynta...
View ArticleShiikh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa dadki laga soo badbaadiyay Hotel...
Muqdisho, November 01 2015 — Wararki ugu dambeeyay ee ka soo baxa qaraxi Hotel Saxafi ayaa sheegaya in dad ka badan 15 qofood ay ku geeriyootay, dhaawacana uu ka badanyahay. Dadkaas ayaa isugu jiray...
View ArticleBaarlamaanka oo ka doodaya Hindise sharciyeedka saxaafadda
Muqdisho, November 02 2015 — Xildhibaanada Barlamanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa kulankooda kaga hadli doono Hindise sharciyeedka Saxaafadda Xildhibaan...
View ArticleTaliyaha ciidanka oo uga mahadceliyey Dowlada Britain taageerada xoogga dalka
Muqdisho, November 02 2015 — Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa kulan kula yeeshan xarunta Safaaradda Great Britain ee magaalada Muqdisho Safiirka u...
View ArticleJaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka oo cambaareeysay weerarkii Hotel Saxafi
Muqdisho, November 02 2015 — Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka ayaa cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaaday Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku dileen dad rayid ah iyo...
View ArticleMadaxweynaha oo ka qeyb galay Janaasadi Abaanduulihii Ciidamada xoogga dalka
Muqdisho, November 02 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo saraakiil ayaa maanta ka qeyb galay salaada janaasada ee Meydka Abaanduulaha hore ee Ciidamada xooga...
View ArticleWarbixin furintaka safaaradda Soomaalida Abu Dhabi “UAE”
Muqdisho, November 02 2015 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedralka Soomaliya oo dhegax dhigey Maanta dhismaha cusub Safaaradda Soomalia ee Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta. Abu Dhabi –UAE :...
View ArticleThe Four Factors Behind Kenya-Somalia Maritime Border Row
The Star | BY STEPHEN OPANA | November 2, 2015 Last week, Kenyan authorities submitted data evidence to the UN on the ongoing Kenya-Somali border row. This follows an earlier suit filed by the Somali...
View ArticleGuddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Xilka La Wareegay
Muqdisho, November 02, 2015 – Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa munaasabad ka dhacday aqalka Dowladda hoose ee Xamar xilka kula wareegay...
View Article