Warki ugu dambeeyay weerarki lagu qaaday Wasaarada Waxbarashada, Hidaha iyo...
Muqdisho | QOL | April 14, 2015 - Maanta duhurki ayaa koox dableey ah oo sida la sheegay ka tirsan Shabaab, ayaa weerar ku qaaday Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare, kaasoo marki hore ku billawday...
View ArticleSawirkaan ila arka
Muqdisho | QOL | April 14, 2015 - Sawirkaan hoos ka muuqda waxa uu cadeeynayaa in an ku jirno gumaysi oo dadka na haysta ay yihiin AU iyo Dowladaha deriska ah. Walaalayaal gabdhaheenna maalin kasta...
View ArticleFuritaanki Shirki maamul u sameeynta Galgaduud iyo Mudug oo la isku mari...
Cadaado | QOL | April 15, 2015 - Shirki maamul u sameeynta Gobolada Dhexe oo lagu waday in uu manta furmo, ayaa qarka u saaran in uu burburo. Madaxweyne Xasan Shekh iyo Odayaasha Ximan iyo Xeebo ayaa...
View ArticleIsbitaalka Keysaney oo la rabo in laga dhigo Xabsi
Muqdisho | QOL | April 15, 2015 - Wasaarada Cadaalada ee Soomaaliya, ayaa maalmahan dambe waday fikrad Isbitaalka Keysaney loogu bedelaayo Xabsi dadka lagu xiro, taas oo ay ka soo hor jesteen dad badan...
View ArticleIsgaarsiinta oo laga jaray Gobolada Dhexe
Dhuusamareeb | QOL | April 16, 2015 - Bulshada ku nool Gobolada Dhexe, ayaa saaka ku waabariistay isgaarsiinta oo ka maqan. Marki hore, ayaa dadku u qaatay in teleefonda ka densanyihiin magalada...
View ArticleRW Cumar ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho, 16, April, 2015 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmare iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Dastuurka, Wasiirka...
View ArticleRW Cumar: “Waxaan idiin xaqiijinayaa in xiriirka u dhaxeeya Swden iyo...
Muqdisho, April, 17, 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarek ayaa shalay kulan la qaatay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mikael Lindvall,...
View ArticleWhy I call Dadaab home
Sahan Journal | By Asad Hussein | April 16, 2015 | I was jolted by what Kenyan Deputy President William Ruto said on Saturday, April 11, when he visited Nyeri County in Kenya’s central region. He gave...
View ArticleOdayaal u socday shirki Cadaado oo shabaab xirxiray
Muqdisho | QOL | April 17, 2015 - Warar naga soo gaaray degmada Xarardheere, ayaa sheegay in odayaal dhaqameedyo ku si jeeday magaalada Cadaado si ay uga qayb galaan shirka maamul u sameeynta Gobolada...
View ArticleDagaal Cusub oo ka Qarxay Galgaduud
Galgaduud | QOL | APril 17, 2015 - Warar mar dhaw naga soo gaaray Gobolka Galgaduud, ayaa sheegay in dagaal xoog leh u ka dhacay tuulada loo yaqaan Bari, taas qayaasti 90 KM u jirta magaalada Guriceel....
View ArticleKhiklaaf ka taagan Shirki Cadaado.
Wararka ka imaanayo magaalada Cadaado, ayaa sheegayo in fadhiga khilaaf badan harereeyay , kaas oo u dhaxeeyo beelaha iskugu yimid madashaas. Waxyaaba khilaafka dhaliyay waxa ka mid ah hab qaybsiga...
View ArticleXildhibaan ka tirsanaa Barlamaanka Puntland oo goor dhow lagu dilay Muqdisho
War mar dhow an helnay ayaa sheegaya in Xildhibaan ka tirsanaa Barlamaanka Puntland, lagu dilay Xafaada Taleex ee Degmada Hodan. Dableey hubesan ayaa risaas ku furay asaga oo saran gari, waxana la...
View ArticleXaaladda Qaxootiga Soomaaliya ee ku sugan dalka Kenya
Warsaxaafadeed Ugu horeynta, dawladda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa Dawladda Kenya oo tan iyo sanadkii 1991-dii magangelyo siinaysay qaxootiga isdaba-jooga ahaa ee...
View ArticleMadaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeed dhinaca amniga la xiriirra
Aqaba, 18 April 2015, Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Urdun, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shir madaxeed...
View ArticleShirki Cadaado iyo Ergooyinki oo la xulaayo
Magaalada Cadaado ayaa manta waxa ka billowday xulidi ergooyinki uga qayb-geli laha qabaailka degan Gobolada Dhexe. Gudiga Farsamada ayaa bilaabay in gooni-gooni u shiraan ayaga iyo Odayaal...
View ArticleAlshabaab oo weerar ku qaaday Ciidamada AMISOM
Kolonyo ciidamada AMISOM oo wata baabuur gaareeysa ila 6, kuwaas oo isugu jira booyado iyo gawaarida qafilan, ayaa lagu weeraray meesha lagu magacaabo Yaaq Bariweyne oo ka tirsan Shabeelaha Hoose....
View ArticleShirka Caalamiga ee Iskaashiga amniga oo ka furmey magaalada Aqaba ee dalka...
Aqaba, Jordan 19 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley shir madaxeed gaar ah oo ku saabsan amniga oo maanta ka furmey...
View ArticleQarax Xoogan oo ka dhacay Xarunta UN-ka ee magaalada Garowe.
Garowe | QOL | April 20, 2015 – Qarax aad u xoog badan ayaa waxa uu ka dhacay albaabka hore ee xarunta UN-ta ay ku leedahay magaalada Garowe ee caasimada Puntland. Qaraxaan ayaa la sheegay in uu ka...
View ArticleMadaxweynaha oo ka hadlay weerarka Garowe
Aqaba 20 Abriil 2015 - Madaxweynaha Jamhruriyadda Federeealka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka maanta lagu qaaday shaqaalaha Qarammada Midooday ee...
View ArticleQaraxi Garowe oo lala eegtay shaqaalaha UN-ka oo Guddi loo saaray
Wararka an ka heleeyno magaalada Garowe ayaa sheegaya in Maamulka Puntland u Guddi u saraay si loo baro qaraxi saakay ka dhacay xarunta UN-ka ay leedahay oo ku yaalla magaalada Garowe, kasoo ay ku...
View Article