Cadaado | QOL | April 15, 2015 - Shirki maamul u sameeynta Gobolada Dhexe oo lagu waday in uu manta furmo, ayaa qarka u saaran in uu burburo. Madaxweyne Xasan Shekh iyo Odayaasha Ximan iyo Xeebo ayaa isku afgaran la’ qodobo dhowr ah ka dib marki ay mudo wada hadlaayeen. Warka naga soo gaaraaya […]
↧