Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Cabdulahi Shekh Xasan ee rabo in uu Jaziira ku daro Gobolada K/Galbeed

Muqdisho | QOL | April 21, 2015  - Nin wasiir ka ah dowlad goboleedka K/Galbeed oo lagu magacaabo Cabdullahi Shekh Xasan, ayaa ku dooday in degaanka Jaziira uu ka mid yahay gobolka Shabelada Hoose ee...

View Article


Qarax xoogan oo ka dhacay maqaayada Banooda “Muqdisho”

Muqdisho | QOL | April 21, 2015  - Qarax aad u xoogan ayaa dhawaan ka dhacay maqaayad lagu cunteeyo oo ka soo horjeeda hotelka Central . Maqaayadaan oo lagu magacaabo Banooda ayaa sacadaha qadada dadka...

View Article


Warki ugu dambeyay ee ka soo baxa qaraxi manta ka dhacay maqaayad ku taal...

Muqdisho | QOL | April 21, 2015 - Qaraxi manta ka dhacay maqaayada loo yaqaano Banooda ee ka soo hor jeeda Central Hotel, ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen dad gaaraaya 10 qofood, dadka ku...

View Article

How the Swiss get rich at Zambia’s expense

By Siji Jabbar on December 11, 2012 — Zambia sits on Africa’s largest reserves of copper and a single Swiss Company is making billions from mining this resource. Zambians, however, see nothing of this...

View Article

Madaxweyne Xasan: Ururka ISIL waa dembiileyaal ka soo horjeeda ilbaxnimada

Muqdisho, 21 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa maanta cambaareeyay falka foosha xun ee ay ku kaceen maliishiyaadka ururka ISIL oo dalka...

View Article


Migrant shipwreck: one child’s journey from Somalia to the shores of Italy

Said, 16, describes ordeal at the hands of traffickers before becoming one of just four children to survive disaster in Mediterranean Guarding News | by Stephanie Kirchgaessner | April 22, 2015 -...

View Article

Is Kenya’s security policy the real enemy within?

IRIN | By Anjli Parrin | NAIROBI | April 21, 2015 |  Instead of threatening to eject 350,000 Somali refugees or building a wall along an entire border, experts and observers are urging Kenya to tackle...

View Article

South Africa’s xenophobia problem: dispelling the myths

NAIROBI, 21 April 2015 (IRIN) - Xenophobia doesn’t exist in isolation. It needs social problems and economic hardship to flourish. After an upsurge in violence in Durban and Johannesburg that has...

View Article


Ergooyinki ka qayb geli lahaa Shirka Cadaado oo tiradooda mar dhow la sheegay

  Muqdisho | QOL | April 23, 2015 - Shir jaraa’id ee uu magalada Cadaado ku qabtay, Wasiirka Arimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, ayaa manta ku dhawaaqay tirada Ergooyinka ka qayb galaaya...

View Article


Golaha wasiirada ayaa ansixyey hindise sharciyeedka qeexaya qorista...

Muqdisho | QOL | April 23, 2015 | Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna...

View Article

Madaxweynaha oo shacabka Turkiga kala qeybgaley xus qarameed ka dhacay Istanbul

Istanbul, 23 April 2015 - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Istanbul, madaxda caalamka qaarkood kala qeybgaley xuska sannadguuradii...

View Article

FA calls for troops to leave Somali stadium

The Somali Football Association has repeated its call for the African Peacekeeping troops to leave the Somalia National Stadium in Mogadishu. By Abdifitah Ibrahim Cagayare | BBC Somali  | April 23,...

View Article

Dagaal ba’an oo ku saabsan Maqaamka Muqdisho

Muqdisho | QOL | April 25, 2015 - Dagaal ku saabsn Maqaamka magaalada Muqdisho, iyo in ay ku biiri karto Gobol kale iyo in ay taasi sharci tahay. Waxan ognahay oo hore la iskugu soo qaaday, in Muqdisho...

View Article


Shirki Cadaado ee dhawaan furmayo iyo nabad gelyada oo an xasilnayn

Cadaado | QOL | April 25, 2015 – Wararka naga soo gaarayo  Gobolada Dhaxe , ayaa sheegayo in uu dagaal ka dhacay bariga Galgaduud, kaasoo u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidaman ka tirsan AMISOM o ay...

View Article

Xildhibaan ka tirsanaa Barlamaanki KMG ee lagu dilay Suuqa Bakaaraha.

  Muqdisho | QOL | April 25, 2015- Laba dhalinyara aha ee hubeeysan aya manta duhurki ku dilay Xildhibaan ka tirsinaa Balramaanki dowladi KMG, kasoo magaciisa lagu sheegay Xaaji Cali Aadan....

View Article


Xawaaladaha Soomaalida ee Kenya oo xayiraada laga qaadi-doono.

Cadaado | QOL |  Apil 25, 2015 - Ra’iisul waraare Cumar Cabdirashiid oo manta ka soo laabtay safar uu Itoobiya iyo Kenya ku tegay, oo ay dad badan oo iskugu jira wasiiro, xildhibano iyo dad shacbi ah...

View Article

Wasiirka Hawlaha Guud “Waxaan dib u hawlgelin doonnaa hay’addii Sahminta,...

Muqdisho 25 April 2015: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Inj. Saalax Sheekh Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo oo 4 cisho ku joogay dalka Turkiga ayaa saaka...

View Article


Madaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka Maamulka KMG ee Jubba

Muqdisho, 26 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka ku meel gaarka ee Jubba oo dhowaan looga...

View Article

Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yemen: Qaddarka ALLE waa la qaataa Rabbina...

Yemen | QOL | April 27, 2015 - Guud ahaan waxaa walaac xoog leh uu ka muuqdaa dadka Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalka Yemen iyagoo is weydiinaya maxaa dhici doona waqtiba waqtiga kadambeeya iyadoo...

View Article

Gurmad Press Conference @ The National Press Club Washington DC

. . ____________________ Share on Facebook

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live