Warsaxaafadeed Ugu horeynta, dawladda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa Dawladda Kenya oo tan iyo sanadkii 1991-dii magangelyo siinaysay qaxootiga isdaba-jooga ahaa ee ka soo cararayey dagaaladii sokeeye iyo kuwa la dagaalanka argagixisada ee ka dhacaya Soomaaliya, mahad taas la mid ah waxaanu u jeedinaynaa deeq bixiyayaasha caalamka ee mudadaas dheer quudinayey ama […]
↧