Galgaduud | QOL | APril 17, 2015 - Warar mar dhaw naga soo gaaray Gobolka Galgaduud, ayaa sheegay in dagaal xoog leh u ka dhacay tuulada loo yaqaan Bari, taas qayaasti 90 KM u jirta magaalada Guriceel. Dagaalka ayaa sida la sheegayo u dhaxeeya labo belood oo dhulkaa wada degata. Ma cada weli sababta uu […]
↧