Wararka ka imaanayo magaalada Cadaado, ayaa sheegayo in fadhiga khilaaf badan harereeyay , kaas oo u dhaxeeyo beelaha iskugu yimid madashaas. Waxyaaba khilaafka dhaliyay waxa ka mid ah hab qaybsiga ergooyinka taas odayaasha qaakood diideen, ayaga oo u qaatay in la yasaayo amba la laf-gaabsanayo. Shirar iyo kulamo gar-gar ah, ayaa waxa ay ka kala […]
↧