Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

RW Cumar: “Waxaan idiin xaqiijinayaa in xiriirka u dhaxeeya Swden iyo Soomaaliya uu yahay mid adag”

$
0
0
Muqdisho, April, 17, 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarek ayaa shalay kulan la qaatay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mikael Lindvall, waxayna ka wada hadleen xoojinta Xariirka ka dhexeeya labada dal. “Waxaan shalay la qaatay kulan miro dhal ah Safiirka Swden u fadhiya Soomaaliya Mikael Lindvall, waxaana idiin xaqiijinayaa […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles