Saddex Muwaadin oo u dhashay dalka Kenya ayaa Goor-Dhow lagu afduubay Magaalada Muqdisho. 3 Qof ayaa ahaa sida la sheegay Injineero loo keenay Muqdisho in ay sameeyeen Kaalin Shidaal, oo Muqdisho laga qodo ayaa Maanta lagu afduubtay Degmada Hodan. Afduubka, ayaa la sheegay in ay fuliyeen Saakay Rag ku Lebisan Tuutaha Ciidanka DFS, waxaana afduubkooda [...]
↧