Juba,January 11,2014- Jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Sudan oo ay ka qeyb yihiin guddiga ganacsatada Soomaaliyeed ee South Sudan ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Shirarka ee dhismaha Safaaradda , halkaasoo ay ku muujiyeen taageerada iyo yididiilada ay u hayaan dowladda Federaalka Soomaaliya. Hassan Dhaqane Omar Gudoomiye kuxigeenka Guddiga ganacsatada Soomaaliyeed ee South Sudan oo hadal [...]
↧