Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Gaas oo xilkii Puntland lawareegay

$
0
0
Madaxweynaha cusub ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah xilka kala wareegay madaxweynihii hore C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole kaddib markii uu ku guuleystay 8-dii bishaan xilka Madaxtinimo. Munaasabad xil wareejin ah oo lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland, wakiilo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles