Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Fransiiska kana...

Muqdisho, 15 January 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Fransiiska H.E. Remi Marechaux. Wasiirka...

View Article


Prime Minister holds first meeting with British Ambassador Neil Wigan

15 January 2014 His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today welcomed British Ambassador, Neil Wigan, to Villa Somalia for their first meeting since becoming Prime Minister. The Prime...

View Article


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya

Warsaxaafadeed iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta kulankiisii ugu horeeyay la qaatay iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay safiirka Britain taageerada xoogan ee...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya

Munaasabad lagu qabtay xarunta maamulka ee Jaamacadda SIMAD ayaa looga dhawaaqay in jaamacaddu ay hadda wixii ka dambeeya ay u shaqeyn doonto hab digital ah, ayadoo isticmaaleysa barnaamij lagu...

View Article

Somali parents rip TDSB recommendations: ‘We don’t need more labelling’

Special help being proposed to help students of Somali background succeed will actually stigmatize them, parents says. Toronto Star |  By: Louise Brown GTA, Education Schools, Wednesday, January 15,...

View Article


Tarsan: “Shirkaddii fulisaa Amarka Al shabab, kama shaqeyn doonto Dalka”

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) ayaa Maanta shaaca ka qaaday in Shirkaddii fulisaa Amarka Kooxda Al shabab, aysan ka howlgali doonin Muqdisho. Gudoomiye Tarsan, oo la hadlay...

View Article

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyey geerida garyaqaanka guud ee...

WARSAXAAFADEED Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Garyaqaanka Guud ee Dowladdii Kacaanka Marxuum C/raxmaan Maxamed Cumar...

View Article

Puntland: Taliye Guulaystay! Faallo

Wariye Saleban Kalshaalle Taliyaha Ciidanka Daraaawiishta Puntland ma looga abaal celin doonaa Masuuliyadii uu ka soo baxay? Waxay ahayd goor fiid cadde ah, waxaanu ka soo gudubnay soohdinta u dhaxaysa...

View Article


Wariye Kolombo oo Idaacadda VOA-da ka ruqseystay!

Suxufiga rug-cadaaga ah C/llaahi Nuur Maxéd (Kolombo) oo ka mid ahaa suxufiyiinta ka shaqeeya Laanta Af-Soomaaliga ah ee Idaacadda Codka Mareykanka (VOA) ayaa maanta shaqadii uu ka hayey Idaacadaasi ka...

View Article


Political infighting threatens Somalia’s government

NAIROBI, 13 janvier 2014 (IRIN) – As Somalia’s new prime minister, Abdiweli Sheikh Ahmed, gets ready to announce his new cabinet, analysts warn that the fragile Somali administration could come unstuck...

View Article

Wadahadallada DFS iyo Somaliland oo Maanta ka furmaya Istanbul

Waxaa Maanta oo Khamiis ah Magaalada Istanbul ee dalka Turkey ka furmay Wajiga 3-aad ee Wadahadaladda u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland. Wadahadallada, ayaa waxaa dowladda...

View Article

Jeneraal Gaafoow: “Waxaa soo kordhaya dadka laga soo tarxiilayo dalka...

Hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in boqortooyada Sacuudigu ay kordhisay soo tarxiilidda muwaadiniinta Soomaaliyeed ku jira jeelasha dalkaasi iyo kuwa ay...

View Article

Jawaari oo Muqdisho ku qaabilay safiirrada UK iyo Sweden

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirrada dowladaha Britain iyo Sweden u fadhiya magaalada Muqdisho ayadoo Gudoonkana uu kala hadlay safiirrada...

View Article


Axmad Daaci ‘khubaro haloo soo diro Haantaan…”

Maamulka Degmada Wadajir iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida oo maanta kormeer ku tegay deegaanka Jaziira ayaa sheegay in ay halkaasi ay u aadeen wax ka qabaashada cabashooyin ay u soo...

View Article

Faarax Odey oo Muqdisho soo gaaray

Xidigii Jeenyo Faarax Odey oo Muqdisho soo gaaray Qalabna ku wareejiyey XSKK Iyadoo xidigihii hore ee ciyaaraha dalka Soomaaliya caanka ka ahaa ay iminka qaarkood dalka dib ugu soo laabanayaan,ayaa...

View Article


Madaxweynaha oo aqbalay soo jeedintii Golaha…

Madaxweynaha oo aqbalay soo jeedintii Golaha Wasiirada kuna baaqay in horumarka iyo isbedelka la sii dar-dargeliyo. Muqdisho, 16 January 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh...

View Article

RW Cabdiweli oo magacaabay 25 wasiir….

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay Gole Wasiirro oo ka kooban 25 Wasiir, 25 Wasiir ku xigeen iyo 5 Wasiiru-dowle Jimco, 17 January 2014 | Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

View Article


Ahlu Sunna oo xariirkii u jartay Dowladda Soomaalia

Maamulka Culumo aw-diinka Ahlu suna waljameeca ee Gobolada Koofureed ee Dalka Soomaalia ayaa ku dhawaaqay in ay Xariirkii u jareen dowladda Federaalka Soomaalia. Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq (Al-qaadi)...

View Article

Wasiir Kuxigeenkii Wasaarada Tamarta & Biyaha oo Is Casilay

C/kaafi Macalin Xasan oo Xalay loo Magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Tamarta iyo Biyaha ayaa goor dhaw ku dhawaaqay in uu Iska Casilay Xilkaasi. Kadib Shir jiraa’id oo uu ku qabtay Magaalada...

View Article

Jaaliyadda iyo Ganacsatada K/Sudan oo amaanay DF

Guddiga Ganacsatada iyo Jaaliyadda  Soomaaliyeed ee dalka Koofurta Sudan ayaa dowladda Soomaaliya ku amaanay  kaalintii ay ka qaadatay dib u soo celinta dadkii Soomaaliyeed ee ku dhibaabateysnaa dalka...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live