Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wasiirka Gaashaandhigga:-“Heshiiskii dhanka ciidamada ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga meel fiican ayuu marayaa”

$
0
0
Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya, Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji “Fiqi” oo wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in heshiiskii dhanka ciidammada ee dowalaha Soomaaliya iyo Turkiga uu u socdo sidii loo qorsheeyey, waxaana uu xusay in ciidamo ka tirsan Miiteriga Soomaaliya tababarro lagu siinayo dalka Turkiga, kaddibna ciidamadaasi ay u gudbin doonaan qalabeyn, si [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles