Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Guddiga xeer hoosaadka ee Baarlamaanka oo Kampala uu uga furmay aqoon kororsi

Guddiga Xeer Hoosaadka Ee Baarlamaanka Oo Kampala Uu Uga Furmay Aqoon Kororsi Ku Aadan Dib U Eegista Iyo Wax Ka Bedelka Xeer Hoosaadka “SAWIRRO” Guddiga Xeer Hoosaadka,Anshaxa iyo Xasaanadda Golaha...

View Article


EXCLUSIVE: Canada helping Brits buy ‘Bosnian’ and ‘Somali’ targets for...

By Brett Ruskin |  Global News | HALIFAX – British soldiers training in Canada will soon be firing at foam targets with names like “Bosnian Male RPG” and “Somali Male AK 47″. A notice of procurement...

View Article


Nin la dhashay madaxweynihii hore oo Muqdisgo lagu dhaawacay

  Nin la lagu magacaabo C/llahi Sheikh Axmed loona yaqaan C/llahi Ubbo ayaa xalay kooxo hubeeysan ku dhaawaceen asaga oo maraaya meel ku dhow gurigiisa oo ku yalla xaafadda Jamhuuriya ee degmada...

View Article

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay hey’adda UNHCR caawinta...

Mogadishu, March 05, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Alessandra Morelli oo ah Wakiilka...

View Article

Saraakill ka tirsan Cidamada Dowlada Soomaaliya oo la xir xiray

Muqdisho | QOL | March 5, 2015 - Waxaa mar dhow BBC-da sheegtay in Dowlada Soomaaliya ay amar ku bixisay in la soo xiro sarakiil isugu jira Jenraallo, iyo Gashalle-yaal kuwaas oo loo haysto in ay...

View Article


Dowladda Federaalka oo sheegtay in aan loo dulqaadan doonin tacadiyada...

Muqdisho, 7da Maarso 2015 – Wasiirka Haweenka & Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar, ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan doonin tacadiyada haweenka loo geysto. Wasiir...

View Article

Magacyadi qaar ka mid ah saraakisha loo xiray qaraxi Hotelka SYL

  Waxaa ma dhow la ogaaday magacyadi qaar ka mid ah sarakiishi lagu soo xiray tuhun laga qabay in ay wax ka ogaayeen isla markaana ay fudufeeyeen in qaraxaasu uu hirgalo. Dad arrintaan xog ogaal u ah,...

View Article

Madaweeynaha Cusub ee Maamulka K/ Galbeed ee 6daGobol

Dr. Maxamud Sayid Aden, oo ahaa Madaxweyne ku xigeen, waqtigi uu Madoobe Nuunow ka ariminaayay 6da Gobol, ayaa sheegtay in uu yahay Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee 6da Gobol. Shir jaraa’id oo uu...

View Article


RW. Cumar ayaa hambalyo ku aadan 8-da Marso u diray Haweenka Soomaaliyeen

Muqdisho, 08, March, 2015 - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa hambalyo ku aadan 8-da Marso u diray Haweenka aduunka gaar ahaan haweenka...

View Article


Wasiirka Arrimaha Dibadda Abdusalam Hadliye Omer oo kaga qeybgalaya dalka...

 Cairo, March 08, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa gaaray maanta Magaalada Cairo ee caasimadda...

View Article

Soomaaliya oo soo dhoweysey go’aanka Mareykanka ee ku aaddan Zakariya Ismaaciil

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, Febraayo 8, 2015: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si diiran u soo dhoweyneysa go’aanka dowladda Mareykanka ay liiska dadka madaxooda lacagaha abaal marinta dul dhigtey uga...

View Article

Madaxweynaha oo hambalyo u direy haweenka Soomaaliyeed

Muqdisho | Marso 8, 2015 - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud: ‘’Ka Madaxweyne ahaan, waxaa iga go’an inaan meesha ka saarno caqabadaha ka hortaagan in xuquuqdooda laga doodo, wax laga qabto, lana...

View Article

Slippery charts

The 57 per cent fall in international oil prices in just six months since July 2014 has not just confounded the Organization of Petroleum Exporting Countries (OPEC), but knocked the bottom out of the...

View Article


Gudoomiyaha Baarlamaanka “Haweenka Soomaaliyeed waan ku ammaanayaa doorka...

  . . _________________________ Share on Facebook

View Article

Munaasabad lagu xusayay Maalinta Haweenka 8-da Maarso oo ka dhacday degmada...

Baargaal , Gobolka Gardafuul | Marso 8, 2015 - Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay Maalinta Haweenka Aduunka ee 8-da Maarso ayaa maanta lagu qabtay Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu , iyadoo...

View Article


Duuliye Asli Xasan Cabaade “Calansida” oo 8da Maarso ugu soo hambalyeysay...

SIDAN AYEY KU TIMID TAARIIKHDA AMA XUSKA MAALINTA 8DA MAARSO   (March 8th, 1857) kii ayey Dumar ka shaqeynayey Warshadda Dharka (New York) ee Waddanka Mareykanka mudaaharaad sameeyeen.  Ayagoo ka...

View Article

Wasiir Maareeye oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta

Mogadishu, 09 Maarso 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta (UAE) Mohamed...

View Article


War Saxaafadeed ( Faafin deg deg ah)

Mogadishu, March 09, 2015 - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  waxa ay walaac xoog leh ka muujineysaa tahriibka iyo socdaalka sharci...

View Article

Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Ethiopia oo ku kulmay magaalada Addis...

Addis Ababa, Isniin, 9 March 2015 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah maanta ku yimid dalka Ethiopia isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa...

View Article

Drs Khadar Bashiir oo Xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Dowlada Chine-ha u...

Muqdishu | March 10, 2015 -  Wasiirada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Drs Khadaro Bashiir Cali oo ay wehelinayaa Wasiiru dowlaha Mudane Cabdullahe Bile, Wasiir ku xigeenka Mudane Xaamud Cali...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live