Muqdisho, 08, March, 2015 - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa hambalyo ku aadan 8-da Marso u diray Haweenka aduunka gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed, isagoona ku tilmaamay doorka haweenku ay ku leeyihiin bulshada inuu yahay mid muhiim ah, marka loo eego dhanka bar baarinta qoyska, caafimaadka caruurta iyo waxbarshadooda. Ra’iisul […]
↧