Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Nin la dhashay madaxweynihii hore oo Muqdisgo lagu dhaawacay

$
0
0
  Nin la lagu magacaabo C/llahi Sheikh Axmed loona yaqaan C/llahi Ubbo ayaa xalay kooxo hubeeysan ku dhaawaceen asaga oo maraaya meel ku dhow gurigiisa oo ku yalla xaafadda Jamhuuriya ee degmada Kaaraan. Ninkaas dhaawaca ah, ayaa la dhashay Madaxweynihii hore ee Somalia, Sheikh Sharif Sheikh Axmed, waxana dhaawaciisa la dhigay Isbitaalka Turkiga, halkaas oo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Latest Images

Trending Articles