Muqdisho | Marso 8, 2015 - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud: ‘’Ka Madaxweyne ahaan, waxaa iga go’an inaan meesha ka saarno caqabadaha ka hortaagan in xuquuqdooda laga doodo, wax laga qabto, lana xaqiijiyo in la dhowro xuquuuqdooda, sida sharciga u qabo’’. Muqdisho, 8 Maarso 2015: Munaasabadda Maalinta Caalamiga ee Haweenka, ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane […]
↧