Waxaa ma dhow la ogaaday magacyadi qaar ka mid ah sarakiishi lagu soo xiray tuhun laga qabay in ay wax ka ogaayeen isla markaana ay fudufeeyeen in qaraxaasu uu hirgalo. Dad arrintaan xog ogaal u ah, ayaa sheegay in sarakiishaan la xiray loo haysto in si ula kac ah ay u dayaceen amaanki loo […]
↧