Muqdisho, 7da Maarso 2015 – Wasiirka Haweenka & Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar, ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan doonin tacadiyada haweenka loo geysto. Wasiir Sahra ayaa tiri “Bacdamaa loo diyaar garoobayo munaasabadda maalinta Haweenka ee 8da Maarso waxaa muhiim ah in bulshada laga wacyi geliyo dhibaatooyinka tacadiyada haweenka, oo dhaqan ahaan […]
↧