Muqdisho | QOL | February 20, 2015 - Qaraxi iyo weerarki ka dhacay Hotelka loo yaqaanno Central ee ku yaal meel ku dhaw Taallada Xawo Taako, ayaa la soo shegayaa in dhimashadu ay kor u dhaaftay 23 qofood, halka dhaawaca uu intaas ka badanyahay. In kastoo an weli tirakoob dhamaystiran an la helin, ayaa waxaa […]
↧