Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madasha midnimada iyo dimuqraadiyada waxay si kulul u cambaaraynaysaa qaraxii axmaqnimada ahaa ee lala beegsaday Hotel Centeral

$
0
0
War- Murtiyeed February 20th 2015, Muqdisho – Madasha Mindimda iyo dimuqraadiyada waxay caambaaraysay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay hotel Central ee magaalada Muqdisho, waxaa madashu tacsi u dirtay ehelkii iyo asxaabtii kuwii ay jeclaayeen ku waayey weerarkaas bahalnimda ah waxayna Madashu u rajeynaysaa caafimaadna buuxa oo deg deg ah inuu eebbe siiyo kuwa […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles