19 Febraayo 2015, Mekelle, Ethiopia: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’’iisul Wasaaraha Ethiopia Haile Mariam Desalegn kala qeybgaley munaasabad lagu dhagax dhigayey mashruuc khad tareen oo cusub oo Shiinaha uu ka dhisayo Ethiopia. Mashruucan ayaa isku xiri doona degaannada Mekelle, Weldiya iyo Hara Gebeya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhismaha mashruucan ku […]
↧