Maeel ku dhaw hotelka Naasa Hablood1 ee saran isgoyska Km 4 ayaa salaadi Casir ka dib lagu dilay rag ka tirsan shaqaalaha garoonka Aden Cade kuwas oo ahayeen madaxda si gaar ah uga shaqeeyo Saadaasha Hawada. Sida la sheegay ragaan oo watay gaari ayaa koox hubaysan ku hor gooysay gaari kale, ka dibna ku furay […]
↧