18 Febraayo 2015, Mekelle, Ethiopia: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kummanaan shacabka reer Ethiopia khudbad ugu jeediyey garoonka ciyaaraha ee magaalada Mekelle, halkaas oo maanta ay ka dhacdey munaasabad balaaran oo lagu xusayey 40 guuradii ka soo wareegtey markii la aasaasey ururka Tigray People’s Liberation Front (TPLF)oo ka mid ah […]
↧