Buug cusub oo ka hadlaaya Soomaaliya iyo Qurbo Joogta
Waxaa dhawaan buug cusub oo uu qoray Dr. Abdullahi Haji-Abdi lagu soo bandhigay jaamacadda lagu magacaabo, London University (Institute of Education ) ee ku taalla magaalada London, carriga Ingiriiska....
View ArticlePrime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed offers condolences to UN officials and...
His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed sends his condolences to the two victims and their families of a fatal shooting in Galka’yo. “I am greatly saddened to hear the news regarding the...
View ArticleNUSOJ Urges Somaliland Authorities to re-open Haatuf Offices, after police raid
Mogadishu, April 8, 2014 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is outrageous by the closure of the Haatuf Newspaper offices in Hargeysa by the Somaliland police and urges the authorities to...
View ArticleMa is tahay? (AKEEKIM)
Waa wadahadal curis ah oo dhexmaray Caaggene iyo Celiye. Dooddu waa maamin iyo madax ka shaqaysiin is huwan, een ku iman dhacdo, qiso ama sheeko, balse, ku salaysan hummaag erayeyn iyo arar...
View ArticleRuwanda 20 sano kadib
Madaxweynaha D.F Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo wehelinayo wasiirka A Dibada Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shalay soo gaaray magaalada Kigali ee caasimada dalka Rwanda si ay uga qayb galaan...
View ArticleSoomaali badan oo weli ku xiran garoonka ciyaaraha ee Kasarani
In kabadan Seddex Kun oo Soomaali ah ayaa Maalintii Saddexaad lagu hayaa Garoonka Ciyaaraha ee Kasarani oo ku yaala Duleedka Magaalada Madaxda Kenya ee Nairobi iyo Xabsiyadda Magaalada. Dadkan oo lagu...
View ArticleShaqaalaha QM oo isaga baxaya deegaanada Puntland
Labo Diyaaraddood oo ay Qaramada Midoobay leedahay ayaa Maanta kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo, si losoo aruuriyo Shaqaalaha QM ee ku sugan Deegaanadda Maamulka Puntland. Sarkaal ka tirsan...
View ArticleBaarlamaanka oo Amray in la Xiro Xarunta Dad Dhigista
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Joojiyey Qaadashada Kaarka Muwaadinimada ee Dhawaan Muqdisho laga hirgaliyey. Kulan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho oo ay...
View ArticleMuslim leaders criticise Kenya’s army operations against Somali community
Daily Nation | Tuesday, April 8, 2014 | A section of leaders from the Somali community have opposed the police operation in Mombasa and Nairobi’s Eastleigh estate, which they say is unfairly targeting...
View ArticleXulka Futsal-ka Soomaaliya oo ka qeyb galay Sologne Cup 2014 (Sawirro)
Waxaa Magaalada Romorantin – Lantherey ee dalka France lagu soo gaba-gabeeyay koobka cayaaraha futsel-ka ee (Sologne Futsal Cup 2014) kaasi oo ay ka qeyb galeen Xulka Qaranka Futsal-ka Soomaaliya,...
View ArticleRW ku xigeenka oo maanta ka qayb galay kulan…
Muqdisho, 08, April, 2014 | Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiiraka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta ka qayb galay kulan ay isugu...
View ArticleBrandeis U. Cancels Plans to Give Honorary Degree to Ayaan Hirsi Ali, a...
By Richard PÉREZ-PEÑA and Tazina Vega | Wednesday, April 09, 2014 | Facing growing criticism, Brandeis University said Tuesday that it had reversed course and would not award an honorary degree to...
View ArticleFarmaajo oo ka hadlay Howl-galladi Islii
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay Howl-galladi Islii, wuxuuna Wereysi uu siiyay Idaacada Kulmiye ku sheegay in Kenya ay dageyn inta ay...
View ArticleXld: Adan Bare Ducaale oo la hadlay shacabka Islii
Xildhibaan Adan Bare Ducaale oo ka hadlay hawlgalada boliska islii iyo war xiiso leh Share on Facebook
View ArticlePrime Minister Meets EU and UNMAS
His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed attended a meeting with the European Union and UNMAS to discuss on-going accomplishments in regards to safety and security within Mogadishu. The...
View ArticleRaila faults police tactics used in Eastleigh
Written by CHRIS WAMALWA, posted on Apr 9, 2014 | Former Prime Minister Raila Odinga has decried the tactics used by the government in the ongoing crackdown on terrorism following attacks in Nairobi...
View ArticleSoomaali lagasoo tarxiilay Kenya oo Muqdisho soo gaaray
Wasiiru Dowlaha Arriamaha Dibadda oo maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde ku soo dhoweeyey muwaadiniin laga soo tarxiilay Kenya Muqdisho, 09,April, 2014… Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee...
View ArticleKenya sends back ‘illegal’ Somalis after Nairobi raids
Kenya has sent back 82 Somalis to Somalia after launching a massive security force operation to flush out illegal immigrants and militant Islamists. The group had been in Kenya illegally, a Somali...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo ku dhawaaqay in Muqdisho laga sifeeyey...
Muqdisho, 09, April, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qaybgalay kulan lagu shaacinayey guul laga...
View ArticleFarah Maalim oo ka hadlay xaalada Kenya
Faarax Macalin oo ahaan jiray kuxigeenka Afhayeenka Baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in dowlada Kenya uu san dhab ka aheyn ladagaalanka Argagixisada iyo ka hortagga Al-Shabaab ee gudaha dalka Kenya iyo...
View Article