Wasiiru Dowlaha Arriamaha Dibadda oo maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde ku soo dhoweeyey muwaadiniin laga soo tarxiilay Kenya Muqdisho, 09,April, 2014… Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Burci Xamza ayaa maanta ku soo dhaweyey Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cade 81 qof oo laga soo tarxiilay dalka Kenya. Wasiirka oo [...]
↧