In kabadan Seddex Kun oo Soomaali ah ayaa Maalintii Saddexaad lagu hayaa Garoonka Ciyaaraha ee Kasarani oo ku yaala Duleedka Magaalada Madaxda Kenya ee Nairobi iyo Xabsiyadda Magaalada. Dadkan oo lagu qabtay Howlgalladii Ciidamada Ammaanka Kenya ay ka sameeyeen Xaafada ay u badan yihiin Soomaalida ee Islii ayaa ku dhibaateysan Maalintii Saddexaad Garoonka Ciyaaraha ee Kasarani. [...]
↧