Faarax Macalin oo ahaan jiray kuxigeenka Afhayeenka Baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in dowlada Kenya uu san dhab ka aheyn ladagaalanka Argagixisada iyo ka hortagga Al-Shabaab ee gudaha dalka Kenya iyo Soomaaliya. Faarax oo taas ku macneeyay in dowlada Kenya ay u leedahay awood dhanka Militeriga iyo kan Inteligency-ga inay ay dalka Kenya ka cirib tiri [...]
↧