Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Baarlamaanka oo Amray in la Xiro Xarunta Dad Dhigista

$
0
0
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Joojiyey Qaadashada Kaarka Muwaadinimada ee Dhawaan Muqdisho laga hirgaliyey. Kulan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho oo ay soo Xaadireen 154 Mudane islamarkaana uu Shir gudoominayey Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa ay Diideen Qaadashada Kaarka Dhalashada. Baarlamaanka ayaa sheegay in Qaadashada Kaarka Shacabka Soomaaliyeed ay dhib ku qabaan,ayagoona [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles