Waa wadahadal curis ah oo dhexmaray Caaggene iyo Celiye. Dooddu waa maamin iyo madax ka shaqaysiin is huwan, een ku iman dhacdo, qiso ama sheeko, balse, ku salaysan hummaag erayeyn iyo arar hawraaraysan, tiiyoon ka marnayn waaqic iyo xaalad nololeed la joogo ama iman karta, in la soo dhaafana dhici karta. Waxay u billaabatay sidan; [...]
↧