Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamed C/risaaq oo Musharaxnimadiisa uga dhawaaqay Muqdisho

Muqdisho, May 6, 2016: Maxamed Cabdirizaq oo ahaan jiray Agaasimaha Guud ee Hay’adda NDI ayaa maanta uga dhawaaqay magaalada Muqdisho musharaxnimadiisa xilka madaweyne ee doorashada 2016 ka dhacaysa...

View Article


Kaalmada Imaaraadka ee Soomaaliya (Warbixin+Sawirro)

Muqdisho | QOL | May 6, 2016 – Waa warbixin ay Mu’assasadda Horumarinta, Cilmibaarista iyo Warfaafinta ee Soomaaliyada cusub ay ka diyaarisay kaalmadda dowladda aan walaaha nahay Isutagga Imaaraadka...

View Article


Bangiga horumarinta Afrika ayaa mashruucyo shaqa-abuur ah dalka ka billaabi...

Muqdisho, May 6, 2016: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda JFS mudane Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan la bilaabayo mashruuc cusub oo uu maal galinayo Bangiga Horumarinta...

View Article

Sadiq Khan wins London election, becoming first Muslim mayor of major Western...

Muqdisho, May 6, 2016: Labour politician Sadiq Khan is leading the London mayoral elections. If he wins, he will become the first Muslim mayor of a major European capital. The British-Pakistani MP for...

View Article

“Ma rabo inuu dalku galo qalalaaso siyaasadeed iyo mid Dastuuri ah”

Muqdisho, May 7, 2016: Ceydiid C/llaahi Ilka-Xanaf, Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda sare, oo xalay shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa meesha ka saaray in dartiis dalka u galo qalalaaso...

View Article


Kenya oo go’aan adag ka qaadatay qaxootiga Kakuma iyo Dhadhaab

Muqdisho, May 7, 2016: Dowlada Kenya ayaa sheegtay inaysan wax badan aan qaxooti laga aqbali karin gudaha dalkeeda, sida ay dowladdu ku sheegtay war qoraal ah oo kasoo baxay kaas oo xirintaankeeda lagu...

View Article

Webiga Shabeelle oo ku fatahay tuulooyin hoostaga Jowhar

Muqdisho, May 7, 2016: Webiga Shabeelle ayaa tuulooyin dhanka bari kaga beegan magaalada Jowhar oo qiyaastii u jirta in ka yar labo km, ka sameeyay fatahaad, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka degan...

View Article

Qarax Goor Dhow Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho, May 7, 2016: Qarax Bam lagu tuuray ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare geystay. Askar Boolis ah ku sugnaa nawaaxiga Masjidka Abuu Hureyra...

View Article


HEAD IN THE CLOUDS?

THE UAE FUNDING AN ARTIFICIAL MOUNTAIN TO BRING MORE RAIN. Muqdisho, May 7, 2016: Bal ila daawada Sheekadaan  ee wax ka dhaha. —————————— Qaranimo Online | Muqdisho

View Article


XILIGA KALA GUURGA SIYAASADEED OO LAGA DAREEMAYO MUQDISHO.

  Xiliga kala guurka iyo isbedelka Siyaasadeed oo aad looga dareemayo Muqdisho. Waxaa si xowli ah ku socda kulamada ama Shirarka ay yeelanayaan Siyaasiyiinta, Qabiilada iyo Ururada Rayidka, waxaa aad...

View Article

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti

Muqdisho, May 7, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo maanta ka ambabaxay Muqdisho, ayaa gaaray magaalada Jabuuti....

View Article

Maxkamad u xukuntay magdhow lacageed gabar Soomaaliyeed oo qaxooti ku ah Malta

Muqdisho, May 7, 2016: Maxkamada Xuquuqda Aadanaha ee Yurub ayaa u xukuntay magdhow lacageed gabar Soomaali ah oo qaxootinimo ku joogta dalka Malta kadib markii ay tacadi kala kulantay xero qaxooti oo...

View Article

Sheekh Shariif iyo C/raxmaan Faroole oo lagu casumay xuska18-ka May ee...

Muqdisho, May 8, 2016: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa lagu casuumay xuska maalinta gooni isu taaga Somaliland...

View Article


Maamulihii Somtel ee Gobolka Mudug oo xalay lagu dilay Gaalkacyo

Muqdisho, May 8, 2016: Cumar Cabdulle Maamulihii Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ee Gobolka Mudug oo ku magac dheeraa Cumar Dheere ayaa xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Kooxo hubeysan ayaa Allaha u...

View Article

Uganda oo beenisay in ay ciidamadeeda kala baxaysa Soomaaliya.

Muqdisho, May 8, 2016: Dowladda Uganda ayaa beenisay wararka sheegaya inay la baxayso ciidankeeda ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo qeybta ka ah howl galka AMISOM. Afhayeenka Ciidamada Uganda Paddu Ankunda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho Oo La Keenay Qalab Lagu Maamulo Hawada Soomaaliya

Muqdisho, May 8, 2016: Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa la keenay qalab la sheegay inuu yahay qeyb ka mid ah qalabka loogu tala galay in lagu maamulo Hawada Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u...

View Article

DAAWO: Xafladii caleemasaarka madaxwaynaha Jabuuti

View Article


Daawo: Maryan Qaasin wasiirkii hore ee adeegga Bulshada oo sheegtay in...

View Article

DAAWO: Waraysi dheer (Faarax Sheekh Cabdulqaadir)

View Article

DAAWO: Faaliyaha Qaranka 07 05 2016

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live