Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amanda Lindhout and mom share a painful phone call from captivity

CBC – The Current | Toronto | May 2, 2016 –  Canadian journalist Amanda Lindhout was kidnapped in Somalia in 2008, and held captive for 15 months. CBC – The Current Canadian journalist Amanda Lindhout...

View Article


Gabar Soomaaliyeed oo isku gubtay Jasiirada Nauru

Muqdisho, May 2, 2016: Wararka naga soo gaaraya dalka Australia ayaa sheegaya in gabar Soomaaliyeed oo kamid ah dad ku jira xero qaxooti oo ku taal Nauru, ay isgubtay. Hay’adaha u dooda qaxootiga ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda kubbada kolayga ee I. L. S. oo la ganaaxay

Muqdisho, May 2, 2016: Kooxda Kubadda Koleyga I.L.S ayaa  ganaaxan ku muteysatay kadib markii  ay  diideen in ay ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka oo sabtidii  taariikdu ahayd  30 April  lagu waday...

View Article

Madaafiic oo xalay lagu garaacay Xerada Xalane

Muqdisho, May 3, 2016: Dhowr madaafiic ayaa xalay abaarihii 1-dii saq dhexe lagu garaacay Xerada Xalane ee ku dhegan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, halkaasoo Talis u ah howl galka AMISOM. Dadka...

View Article

Golaha Ammaanka ee QM oo tegaaya Soomaaliya, ka hor doorashada Agosto

Muqdisho, May 3, 2016: Wafdi ka socdo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa bishan dhaxdeeda socdaal ku tagi doona Soomaaliya, si ay u taageeraan doorashada bisha Agosto dhici doona, sida uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Haweenka Qaranka oo baaq u diray duubabka dhaqanka Hiiraan iyo SH/Dhexe

Muqdisho, May 3, 2016: Ururka Haweenka Qaranka ayaa casho sharaf u sameeyey duubabka dhaqanka Gobolada Hiiraan iyo SHabeelaha Dhexe, waxaana dhextaal u aheyd ka hadalka dhameestirka shirka Maamul u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

St. Paul imam finds himself at the center of a storm over law and faith

  Hassan Mohamud is seen as either protecting youth or interfering with justice By Stephen Montemayor  | Star Tribune | May 1, 2016 – Hassan Mohamud, a longtime St. Paul imam, made history in 2002 when...

View Article

Baarlamaanka oo maanta guda galay dooda ku saabsan doorashooyinka 2016

Muqdisho, May 3, 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta billaabay dooda ku aadan hanaanka doorashooyinka dalka ka dhacaya, kadib markii 30-kii bishii hore ee April uu...

View Article


DAAWO: Ex-Xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo waraysi xiiso badan siiyay...

View Article


DAAWO: Hooyo Soomaaliyeed oo Taxi wade ka ah Dalka Australia !

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudane C/salaan Cumar Hadliye oo ka hadlay gabar isku gubtay Nauru

Muqdisho, May 4, 2016: C/salaan Cumar Hadliye Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya la socoto gabar 21 jir Soomaali ah oo isku gubtay xero qaxooti ku taal...

View Article

Ceydiid Ilka-Xanaf oo xillka laga qaaday (Akhriso Digreetada)

Muqdisho, May 4, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa goor dhow xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka Avv Ceydiid Cabdullaahi Ilka-Xanaf, kadib digreeto laga soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya

Muqdisho, May 4, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleebaan, kadib markii uu xilka ka qaaday...

View Article


Somalia: “pirates” or struggling fishermen?

voltairenet.org | by Johann Hari – While the media has focused attention on the plight of the hostages, a look at the living conditions of the Somali “pirates” quickly reveals that they are...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh “Hey’addaha Garsoorka iyo Amniga waxaan farayaa inay...

Muqdisho, May 4, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa faray Hey’addaha Garsoorka iyo Amniga inay la shaqeeyaan Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan,...

View Article


Xil ka qaadista Guddoomiyihii Maxkamadda sare iyo Barlamaanka oo ka Careeysan

Muqdisho, May 5, 2016: Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah yeelanaya kulan deg deg ah oo ku saabsan xil ka qaadistii shalay uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku sameeyay...

View Article

Kenya oo Xafiisyo Qunsiliyadeed ka furanayso Kismaayo iyo meela kale.

Muqdisho, May 5, 2016: Dowladda Kenya ayaa sheegtay in bisha July ee Sannadkaan ay Qunsuliyado ka furanayso Magaalooyinka Kismaayo, Garoowe, Baydhabo iyo Hargeysa. Warkaan waxaa shaaciyay safiirka...

View Article


Safiirka Soomaaliya ee Koofur Afrika oo ka hadlay wax qabtka Safaaradda.

Muqdisho, May 5, 2016: Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika, ambassador Jamaal Maxamed Barow, oo shir saxaafadeed ku qabtay xarunta safaaradda Soomaaliya ee magaalada Pretoria...

View Article

Garsoorayaal soo dhaweeyay go’aankii Madaxweynaha ee xil ka qaadista

Muqdisho, May 6, 2016: Shir ay maanta yeesheen  xubno ka tirsan Garsoorka dalka  ayaa waxaa ka qeyb galay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Benaadir...

View Article

Dowlada Uganda oo ku fekereyso inay kala baxdo ciidamadeeda dalka Soomaaliya

Muqdisho, May 6, 2016: Dowladda Uganda ayaa ka fekereysa sii joogista  ciidankeeda  dalalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Afrikada dhexe iyadoo loo saaray guddi qiimeeya sii joogista ciidamada ee...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live