Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Xarunta ciidanka Taraafikada ee Muqdisho

Muqdisho, May 9, 2016: Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Xarunta Taraafikada Booliska ee degmada C/casiis, iyadoo qaraxa kadib la maqlay rasaas culus. Qaraxa ayaa dhacay abaarihii 7-da...

View Article


Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay guddi baara eedeymaha loo jeediyay NISA ee...

Muqdisho, May 9, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa magacaabay guddi xaqiiqo raadin ah, kuwaasoo baaritaan ku sameeya eedeymo loo jeediyay Hey’adda Nabadsugida...

View Article


Guddi loo saaray doorashooyinka oo wax ka bedel ku sameeyay qodobada qaar

Muqdisho, May 9, 2016: Ayada oo dhowaan Guddoonka Baarlamaanka uu guddi hoosaad u saaray qorshihii guud ee hanaanka doorashooyinka ee Xukuumadda u soo gudbisay Baarlamaanka ayaa waxaa la sheegay in...

View Article

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtey dalka, kadib markii...

Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey Muqdisho, kadib markii uu magaalada Djibouti kaga soo qeybgaley...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo wafdi ka socda Mareykanka kala hadley...

Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan...

View Article


Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridii marxuum Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle

Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabkii Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday marxuum Ugaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan: “Soomaaliya horey ayay u dhaqaaqdey, taageerada Midowga...

Muqdisho, 9 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu maamusayey maalinta Midowga Yurub oo lagu qabtey magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirweynaha Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo maalintii 6aad galay

Muqdisho, May 9, 2016: Muqdisho waxaa weli ka socda shirweynaha Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed NUSOJ ay kaga arrinsanayaan aayahooda, iyadoo lagu wado inay dhowaan doortaan Hogaan ay u dhan yihiin,...

View Article


Ciidamada ammaanka oo saaka Muqdisho ku qabtay gaari Qarax siday

Muqdisho, May 10, 2016: Ciidamada ammaanka ayaa maanta oo Talaado ah ku qabtay agagaarka Isgoyska Sayidka gaari walxaha qarxa lagu soo raray, maalin kadib markii qarax xoogan lagu weeraray Xarun ay...

View Article


“Meelo Shabaab nabad ku deganaan jireen, ayay maanta nabad ku seexan karin”

Muqdisho, May 10, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in horumar laga sameeyay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo cadeeyay in ciidamada dowladda, AMISOM iyo dalalka...

View Article

UNHCR oo Kenya ka dalbatay inay ka laabato go’aankii ay gaartay

Muqdisho, May 10, 2016: Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga adduunka ee loo yaqaano UNHCR, ayaa walaac xoogan ka muujisay go’aankii dowladda Kenya ee ahaa in ay albaabada isugu dhufan...

View Article

Wasaaradda A. Gudaha oo rajo ka qabta in ay keento Odayaasha ka maqan Shirka...

Muqdisho, May 10, 2016: Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay Odayaasha dhaqanka ee wali ka maqan shirka Jowhar ee maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe...

View Article

Closing refugee camps is escapist, says ODM

The Star |  09, 2016 | By SAM KIPLAGAT – ODM yesterday warned the government against closing refugee camps and sending back more than 400,000 refugees. In a statement, the party termed the threats...

View Article


Somali community remembers youth activist

MPR News | Toni Randolph  |  May 9, 2016  |  Members of the Somali community are remembering a community activist who died over the weekend after a years-long battle with cancer. Abia Ali was known for...

View Article

As the Kenyan minister for national security, here’s why I’m shutting the...

‘The Kenyan government’s most pressing constitutional and moral responsibility is to ensure the security of its citizens from the risk of violent attack. Our intelligence and security forces have known...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Refugees and Migrants: A Crisis of Solidarity

Ban Ki-moon Secretary-General, United Nations | This September, the United Nations General Assembly will bring together world leaders to address one of the leading challenges of our time: responding...

View Article

Dowlada oo shaacisay in Shaqaale loo qadayo Sacuudiga

Muqdisho, May 10, 2016: Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday bilaabjda diiwaan gelinta shaqaale Soomaaliyeed oo loo dirayo dalka Sacuudi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baar cusub, casri ah oo laga heli karo cunta carbeed

Muqdisho, May 10, 2016: Magaalada Muqdisho ayaa sanadihii la soo dhaafay waxaa ku soo kordhayay xarumo ganacsi oo ay dadku ka heli karaan waxyaabaha muhiimka u ah nolosha dadka,waxana ka mid ah...

View Article

Ciidamada Kommandooska ah oo howl gal ka sameeyay Galgaduud

Muqdisho, May 11, 2016: Ciidamada Kommandooska loo yaqaan ee Milateriga Soomaaliya ayaa xalay howl galo qorsheysan ka sameeyeen Gobolka Galgaduud, gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Ceel Timir oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Ururada dhalinyarada

Muqdisho, May 11, 2016: Cumar Cabdirashiid Sharmarke,Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta qaabilay dhalinyaro mataleysay qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka, waxaana kulankan ku wehlinayay...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live