Garowe:Xafladda caleemo saarka madaxda Puntland oo qaybteedii koowaad soo...
Munaasibadda caleemo saarka madaxda cusub ee dowladda Puntland ayaa saakay lagu qabtay xarunta Hay’adda PDRC ee magalada Garowe,waxayna socotay mudo saacado ah oo dhamaan dadkii kasoo qayb galay ay ku...
View ArticleKulanka Beesha Hawiye // Khudbadii Tarsan –“Hawiye waa in uu tashadaa /...
Beelweynta Hawiye ayaa Kulan Taariikhi ah oo lagu magacaabay “Aan is Cafino” ku yeelatay Magaalada Muqdisho, halkaasoo uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Max’ud Axmed Nuur ‘Tarsan’ ka...
View ArticleWasiirka Warfaafinta Mustaf Sh. Cali Dhuxuloow iyo Kulanka Todobaadka
Barnaamijka kulanka Todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay qorshayaasha xukuumadda cusub iyo waxqabaka laga filankaro. Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa...
View ArticleDaneystemise daacad?!
“Ma aniga?”Anoouurkakalehayaanfartaiskugoday. Waxaadhakeenna u soofarfiiqayeyninaanan bar garanayn, haddana, iilaekaanimaanaqaanoo kale. Dhinacyadaayaaneegaysiaan u ogaadohadduuqof kale u...
View ArticleIndia: 12 men who carried out the order of the traditional elders to rape a...
Court in India has been set up in 12 – man accused of raping a 20 – year-old , Suri environment State of West Bangal India.This was a shock to the elders in the area after they ordered the girl would...
View ArticleDeputy Prime Minister tells Director Generals: “you must be the engines of...
25 January 2014 His Excellency Deputy Prime Minister Ridwan Hirsi Mohamed today met with Director Generals from Ministry of Finance, Ministry of Information and the newly created Ministry of Labour....
View ArticleBalanqaadyo Weyn iyo Isbadel Yar
Dowladda Soomaaliya intii lagu guda jiray sanadkii 2013-ka waxa ay ku guuldareysatay in ay wax ka qabato dhibaatooyinka ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee ka dhaca caasimadda, Muqdisho, iyo meelo kale...
View ArticleMunaasabad lagu soo dhaweynayay Wasiirka Warfaafinta iyo ku-xigeenkiisa oo...
Munaasibadda maanta lagu soo dhaweynayaye Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo ku xigeenkiisa, Mudane C/laahi Colaad Rooble,...
View ArticleMinneapolis school tries new path to accelerate immigrant learning
Article by: Steve Brandt Star Tribune January 25, 2014 – 6:41 AM Shuttling between classrooms at Anne Sullivan school in Minneapolis, teacher James Kindle noticed that classroom teachers were stretched...
View ArticleWasiirkii hore ee Maaliyada iyo Qorshaynta oo Xilkii ku Wareejiyay Wasiirada...
Munaasabad ballaaran oo xilka uu ku wareejinayay Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada iyo qorshaynta Maxamuud Xasan Sulaymaan (Cawil) ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qayb galay...
View ArticlePrime Minister opens 2014 Program conference: “by learning from previous...
6 January 2014 His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today opened a two-day Cabinet conference at Villa Hargaysa, centring on the priorities, implementation and delivery of the...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo furay kulan howleed Golaha Wasiirada uga arrinsanayaan...
Warsaxaafadeed Muqdisho, January 26, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay kulan howleed labo cisho socon doona kaasoo...
View ArticleKulan isbarasho ah oo maanta ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Kulan isbarasho ah oo loogu gogol xaarayo xafladda xil wareejinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo qabsoomi doonta bilowga bisha February ayaa waxa uu maanta ka dhacay Xarunta...
View ArticleMaamulka Gobolka Hiiraan oo mamnuucis ku soo rogay Telefishinka Somali Chanel
Muqdisho, Janaayo 27, 2014 Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ waxa uu wax laga aanka maamulka gobolka Hiiraan ay ku mamnuuceen Telefishinka Somali Chanel maalinimadii shalay. Guddoomiye...
View ArticleDareenwadaagga & Villa Soomaaliya
Aadmigu wuxuu noolaha kale uga duwan yahay dareenwadaag u gaar ah oo ay lahayn neeflayda kale. (Dareenwadaagga aadmida neeflaha kale eeyaha ayaa ugu dhaw ayay saynisyahannadu ka shanqariyeen.)...
View ArticlePrime Minister closes 2014 Program conference: “I want my government to be...
27 January 2014 His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today chaired the second day of a two-day Cabinet conference on 2014 Program of government at Villa Hargaysa. The second day of the...
View ArticleSomalis begin returning home
DAILY NATION | By LUCAS BARASA | Monday, January 27, 2014 | AFMADOW – Thousands of Somali refugees have started returning to their country. The refugees from Dadaab said they were returning voluntarily...
View ArticleHABAR GIDIR MA IS DABA QABAN RABTAA MISE ANIGAA U MOODAY?
Arbacadii la soo dhaafay ayaan la fariistay odayaal maqaayad Xamar Jajiid ku tal fadhi- ku- dirir shaah ku cabaaya salaadii casir ka dib. Odeygii koowaad ayaa yiri” Waxaan siyaasada iyo dhaqanka...
View ArticleCiwaanno loo sameynayo waddooyinka iyo Guryaha Caasimadda
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Shalay hirgaliyay Mashruuc ciwaanno loogu sameynayo Waddooyinka iyo Guryaha ku yaalla magaalada Muqdisho. Maamulka ayaa si rasmi ah u bilaabay Mashruucaan lagu...
View ArticleRW oo soo gabagabeeyey kulanka qorshaha xukuumada ee 2014
Warsaxaafadeed Muqdisho, January 27, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo gabagabeeyey kulankii labada cisho soconayay ee looga...
View Article